Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deeq

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.

Erayo la-mid ah

deeqdaranQof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.deeqdarnaanld deeqdarnaansho, deeqdarno.deeqdarnaansho/dh ld deeqdarnaan.deeqe(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane ele…deeqlayNooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduud…deeqle1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.deeqsiD. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.deeqsiiWax, wax ku fillaysiin.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms