Qaamuuska Asalka
deeqdarnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld deeqdarnaan.
Erayo la-mid ah
deeq/dh Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.deeq1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale …deeqdaranQof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.deeqdarnaanld deeqdarnaansho, deeqdarno.deeqe(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane ele…deeqlayNooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduud…deeqle1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.deeqsiD. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.

