Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

deeqle

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Alle magacyadiis mid ka mid ah. 2. ld deeqlay.

Erayo la-mid ah

deeq/dh Hanti aan deyn ahayn oo cid u baahan la siiyo.deeq1. Hanti aan deyn ahayn cid u baahan siin. 2. Wax, wax kale …deeqdaranQof gacan adag oo aan wax bixin ahaansho.deeqdarnaanld deeqdarnaansho, deeqdarno.deeqdarnaansho/dh ld deeqdarnaan.deeqe(kiim.) Atamka, ayoonka ama molikuyuulka bixiya lammaane ele…deeqlayNooc geedaha ka mid ah oo aan qodax lahayn oo dhacaan guduud…deeqsiD. ah: qof naxariis badan oo waxa uu haysto wax ka bixiya.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms