Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dareenwade

(-dayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(c.nafl.) Xidhmo nudo ah oo ka kooban miiqaq darenwade iyo nudo tiiriya, kuwaas oo ku dhex xidhan kiish ah nudo isku xidhayaal. Dareenwadayaashu waxay ku xidhaan habdhiska dareenwadka dhexe orgaannada iyo nudaha jidhka.

Erayo la-mid ah

dareeNafley, nafley kale oo geel ah daro ku qabasho.dareeme1. Xubnaha dareenka jirka mid ka mid ah. 2. Xididdada nafley…dareeme-kiimikaad(baay.) Qaabile, kaas oo baadha jiritaanka kiimikooyin gaar …dareemoCaws dhaadheer, oo ka baxa bannaanka iyo dooxoyinka oo gamma…dareen1. Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed. 2. W…dareen1. Qof, isbeddel nafsaani ah oo ku abuurmay garasho. 2. Wax …dareen-indheed(c.nafl.) Qaybta ugu yaryar saddexda qaybood ee dareenwada t…dareen-xanuun(daaw.) Xanuun aad u daran oo gubasho ah ama mudid ah oo bad…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms