Qaamuuska Asalka
bururid
MagacDhexdhexaad
Macnaha
ld burur¹; burburid.
Erayo la-mid ah
burumbuurBuur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.burunCad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.burunburGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduud…burunjiHilibka intiisa jiirka ah.burunjiyeeCabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.buruq1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuu…burur1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumi…burur1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa…

