Qaamuuska Asalka
burumbuur
MagacLafdheeri
Macnaha
Buur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.
Erayo la-mid ah
burunCad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.burunburGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduud…burunjiHilibka intiisa jiirka ah.burunjiyeeCabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.buruq1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuu…burur1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumi…burur1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa…bururi1. Qof bururay ka dhigid. 2. ld burburi.

