Qaamuuska Asalka
burun
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Cad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.
Erayo la-mid ah
burumbuurBuur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.burunburGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduud…burunjiHilibka intiisa jiirka ah.burunjiyeeCabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.buruq1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuu…burur1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumi…burur1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa…bururi1. Qof bururay ka dhigid. 2. ld burburi.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
