Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

burunbur

MagacLafdheeri

Macnaha

Geedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudan iyo caleemo yaryar oo geelu aad u jecelyahay.

Erayo la-mid ah

burumbuurBuur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.burunCad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.burunjiHilibka intiisa jiirka ah.burunjiyeeCabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.buruq1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuu…burur1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumi…burur1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa…bururi1. Qof bururay ka dhigid. 2. ld burburi.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms