Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buruq

(-qo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuusan oo la cuno. 2. Miro, sida qaraha, babbayga iwm inta jilicsan oo la cuno.

Erayo la-mid ah

burumbuurBuur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.burunCad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.burunburGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduud…burunjiHilibka intiisa jiirka ah.burunjiyeeCabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.burur1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumi…burur1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa…bururi1. Qof bururay ka dhigid. 2. ld burburi.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms