Qaamuuska Asalka
burur
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo. 2. ld burbur(1). 3. ld bururid.
Erayo la-mid ah
burumbuurBuur aan dhagaxyo lahayn oo dhir ka baxda dusheeda.burunCad yar oo is-haysta oo ciid, sonkor iwm ah.burunburGeedgaab aan qodax lahayn oo leh laamo dhuudhuuban gudguduudā¦burunjiHilibka intiisa jiirka ah.burunjiyeeCabsi, gabow, qandho iwm la gariirid.buruq1.Bari dhirta qaarkeed dhanka hoose ka bixiso, adag, kuuskuuā¦bururi1. Qof bururay ka dhigid. 2. ld burburi.bururidld burur¹; burburid.

