Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

buluug

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo buluug ah ka samaysan oo dharka cad la geliyo si midabkiia loo khafiifiyo.

Erayo la-mid ah

bulu/dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.bulukaatiBir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.bulukeetiSaddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamii…bulumbulyoCayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda …buluqbuluq/dh 1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilic…buluqbuluqleeHilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.bulushMiiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxn…bulutoMeereyaasha qorraxda kan ugu dambeeya ee ugu fog.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms