Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bulumbulyo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Cayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda burburiya; xar.

Erayo la-mid ah

bulu/dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.bulukaatiBir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.bulukeetiSaddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamii…buluqbuluq/dh 1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilic…buluqbuluqleeHilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.bulushMiiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxn…bulutoMeereyaasha qorraxda kan ugu dambeeya ee ugu fog.buluug1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo …
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms