Qaamuuska Asalka
buluqbuluq
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh 1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilicsan leh. 2. (sh.r) B. dheh: cod lagu muujiyo shanqar mayridda ah.
Erayo la-mid ah
bulu/dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.bulukaatiBir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.bulukeetiSaddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamii…bulumbulyoCayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda …buluqbuluqleeHilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.bulushMiiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxn…bulutoMeereyaasha qorraxda kan ugu dambeeya ee ugu fog.buluug1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo …

