Qaamuuska Asalka
buluqbuluqlee
(-qeeyay, -qeysay)Falmg2
Macnaha
Hilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.
Erayo la-mid ah
bulu/dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.bulukaatiBir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.bulukeetiSaddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamii…bulumbulyoCayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda …buluqbuluq/dh 1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilic…bulushMiiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxn…bulutoMeereyaasha qorraxda kan ugu dambeeya ee ugu fog.buluug1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo …

