Qaamuuska Asalka
buluto
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Meereyaasha qorraxda kan ugu dambeeya ee ugu fog.
Erayo la-mid ah
bulu/dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.bulukaatiBir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.bulukeetiSaddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamii…bulumbulyoCayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda …buluqbuluq/dh 1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilic…buluqbuluqleeHilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.bulushMiiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxn…buluug1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo …

