Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bulu

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh (-llo, m.dh) Dhasha biciidka. ld bulul.

Erayo la-mid ah

bulukaatiBir-xaar dusha dheen dahab ahi ka marsanyahay.bulukeetiSaddex-jibaarane yar, ka samaaysan ciid bataax ah iyo shamii…bulumbulyoCayayaan yar, u eg suuska badarka gala oo qoryaha dhuuxooda …buluqbuluq/dh 1. Buluqbuluqleynta. 2. B. ah: qof buuran oo hilib jilic…buluqbuluqleeHilibka saaran nafley aad u cayishay ruxasho.bulushMiiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxn…bulutoMeereyaasha qorraxda kan ugu dambeeya ee ugu fog.buluug1. Midab kan cirka ama badda oo kale ah. 2. Qurus yar, budo …
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms