Qaamuuska Asalka
boodh
(-dho, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la kulmin unug kale oo taran b.ka waxa soo saara dhirta, fangiga, bakteeriyada iyo qaar ka mid ah borotosoowaha. B.ku wuxuu noqon karaa noole u eg waalidkii ama wuxuu mari karaa heer kale oo meerta nololeed.
Erayo la-mid ah
boodMidab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.boodDhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u …boodaamiBoodaan ka dhawaajin (geel).boodaan/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.boodalNin geesi ah.boodaynld boorayn (2).booddo1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu…booddo(c.nafl.) Xasharaad dhiigga dhuuqa oo aan baalal lahayn, lug…

