Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boodaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Boodaan ka dhawaajin (geel).

Erayo la-mid ah

boodMidab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.boodDhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u …boodaan/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.boodalNin geesi ah.boodaynld boorayn (2).booddo1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu…booddo(c.nafl.) Xasharaad dhiigga dhuuqa oo aan baalal lahayn, lug…boodee1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms