Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boodal

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Nin geesi ah.

Erayo la-mid ah

boodMidab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.boodDhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u …boodaamiBoodaan ka dhawaajin (geel).boodaan/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.boodaynld boorayn (2).booddo1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu…booddo(c.nafl.) Xasharaad dhiigga dhuuqa oo aan baalal lahayn, lug…boodee1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms