Qaamuuska Asalka
boodaan
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.
Erayo la-mid ah
boodMidab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.boodDhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u …boodaamiBoodaan ka dhawaajin (geel).boodalNin geesi ah.boodaynld boorayn (2).booddo1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu…booddo(c.nafl.) Xasharaad dhiigga dhuuqa oo aan baalal lahayn, lug…boodee1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree…

