Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bood

MagacLafdheeri

Macnaha

Midab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.

Erayo la-mid ah

boodaamiBoodaan ka dhawaajin (geel).boodaan/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.boodalNin geesi ah.boodaynld boorayn (2).booddo1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu…booddo(c.nafl.) Xasharaad dhiigga dhuuqa oo aan baalal lahayn, lug…boodee1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree…boodh(baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la ku…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms