Qaamuuska Asalka
booddo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. ld bootin. Si degdeg iyo xoog leh, inta cagaha meel loogu dhufto, oo laba melood laysaga hawakaco. 2. Cayayaan yar oo boodbooda oo dadka iyo nafleyda kale dhiigooda ku nool; qandhiso.
Erayo la-mid ah
boodMidab caddaan caawl ku dheehan ah oo ay fardaha yeeshaan.boodDhoobo cad, laga helo dhulka lakabyadiisa hoose ee biyaha u …boodaamiBoodaan ka dhawaajin (geel).boodaan/dh (-aamo, m.l) Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.boodalNin geesi ah.boodaynld boorayn (2).boodee1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree…boodh(baay.) Unug taran oo keligii kobci kara iyada oo aanu la ku…

