Qaamuuska Asalka
biyodhac-yar
(jool.)MagacLafdheeri
Macnaha
Meel ama meelo isdaba taxan oo ah biyo shub ama biyo shubyo aan sidaa u waaweynayn.
Erayo la-mid ah
biyo1. Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan hay…biyo(H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba…biyo-dhuleed(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee…biyo-fadhis(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, m…biyo-fududaynKa saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; isk…biyo-galoHalaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaa…biyo-goboleed(siyaa.) Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay d…biyo-saar(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib u…

