Qaamuuska Asalka
biyo-saar
(-ryo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah.
Erayo la-mid ah
biyo1. Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan hay…biyo(H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba…biyo-dhuleed(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee…biyo-fadhis(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, m…biyo-fududaynKa saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; isk…biyo-galoHalaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaa…biyo-goboleed(siyaa.) Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay d…biyobax(c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.

