Qaamuuska Asalka
biyo
MagacLafdheeriw
Macnaha
1. Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan haydaroojiin iyo oksijiin oo lama huraan u ah nolosha. 2. Hoore ka yimaadda lab iyo dhigdhig nafley marka ay isu galmoodaan ee uu ubadku ka abuurmo.
Erayo la-mid ah
biyo-dhuleed(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee…biyo-fadhis(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, m…biyo-fududaynKa saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; isk…biyo-galoHalaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaa…biyo-goboleed(siyaa.) Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay d…biyo-saar(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib u…biyobax(c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.biyoculusDiyuteeriyam ogsaydh: biyaha atamyadu haydarojiin ee ku jira…

