Qaamuuska Asalka
biyo-dhuleed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee dabaqadda carrada, kuwaas oo gala marka biyaha roobka oo ceelasha iyo ilaha sameeya ay hoos ugu dusayaan carrada.
Erayo la-mid ah
biyo(H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba…biyo1. Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan hay…biyo-fadhis(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, m…biyo-fududaynKa saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; isk…biyo-galoHalaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaa…biyo-goboleed(siyaa.) Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay d…biyo-saar(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib u…biyobax(c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.

