Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

biyo-fadhis

(-syo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, mararka qaarkoodna dhammaanteed ama qayb ka mid ah ayaa biyaha ka hooseeysa.

Erayo la-mid ah

biyo(H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba…biyo1. Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan hay…biyo-dhuleed(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee…biyo-fududaynKa saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; isk…biyo-galoHalaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaa…biyo-goboleed(siyaa.) Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay d…biyo-saar(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib u…biyobax(c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms