Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

biyo-galo

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Halaamacoodka maqaarka oo uu keeno fiirus waxaana lagu yaqaan finan yaryar oo biyo ku jiraan.

Erayo la-mid ah

biyo1. Hoore aan lahayn midab, dhadhan iyo ur oo ka sameysan hay…biyo(H2O) Hoor midablaawe ah oo ku barafooba 0°C kuna uu biyooba…biyo-dhuleed(jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee…biyo-fadhis(juqr.) Jiid dhul jilcan oo qoyan, badanaa waa godantahay, m…biyo-fududaynKa saaridda ayoonnada kaalsiyam, magniisiyam iyo feeram; isk…biyo-goboleed(siyaa.) Jiid badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay d…biyo-saar(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib u…biyobax(c.nafl.) Shahwo ka soo bixidda guska oo kacsan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms