Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bir

(-ro, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Macdanta dhulka laga qodo nooc ka mid ah, adag oo waxyaabo laga sameeyo oo danabka iyo kulkana si fiican u gudbiya. 2. B. isha: barta yar madow, oo wax lagu arko. 3. ld bir-ajuuraan.

Erayo la-mid ah

bir-ajuuraan1. Bir budo laga dhigay oo lagu daaweeyo caruurta caddaadka …bir-u-eke(kiim.) Curiye kasta leh astaamo u dhexeeya kuwa biraha iyo …biraha-alkaaliCuriyayaasha ururka 1aad ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Wa…birdaaweWeel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm…birdanabBir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho…birdhaf(kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida …birdhi1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.birdhic1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ld…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms