Qaamuuska Asalka
birdanab
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Bir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho waxay ku dhacdana disha.
Erayo la-mid ah
birdaaweWeel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwmā¦birdhaf(kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida ā¦birdhi1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.birdhic1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ldā¦birdhigU b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh uā¦birdhigidld birdhig¹.

