Qaamuuska Asalka
birdhaf
(-fyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida boronas, araas) ama bir ay ku dhafanyihiin xaddi yar oo birmaahayaal ahi (sida istiil). B.yadu waxay ahaan karaan laba weji oo isku laban ama iskujir iskukaan ah.
Erayo la-mid ah
birdaaweWeel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm…birdanabBir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho…birdhi1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.birdhic1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ld…birdhigU b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh u…birdhigidld birdhig¹.

