Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

birdhic

(-cyo, m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ld birdhi.

Erayo la-mid ah

birdaaweWeel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm…birdanabBir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho…birdhaf(kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida …birdhi1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.birdhigU b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh u…birdhigidld birdhig¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms