Qaamuuska Asalka
birdhi
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.
Erayo la-mid ah
birdaaweWeel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm…birdanabBir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho…birdhaf(kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida …birdhic1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ld…birdhigU b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh u…birdhigidld birdhig¹.

