Qaamuuska Asalka
birdaawe
(-wayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Weel fidsan oo bir ah, leh dheg la qabsado oo canjeerada iwm. lagu dubo; birlaxooxeed. ld birdaawo, birtaawe, birtaawo.
Erayo la-mid ah
birdanabBir la aaminsanyahay in ay danabka la socota oo dhulka gasho…birdhaf(kiim.) Iskujir ka kooban laba birood ama in ka badan (sida …birdhi1. Macdan qaali ah. 2. Cad yar oo xabag ah. 3. ld birdhic.birdhic1. Bar yar oo leh midab ka geddisan meesha ay ku taal. 2. ld…birdhigU b.: wax sida cadow iwm oo soo food leh si geesinnimo leh u…birdhigidld birdhig¹.

