Qaamuuska Asalka
balambaallis
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; baalleybaro.
Erayo la-mid ah
balaambal1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iy…balaambalidld balaambal¹, balambal¹, balambalid.balaanktoonKan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan …balaaqoHadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh…balaasmaQaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigg…balaasmoodiya(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada ca…balaasmoodiyam(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo …balaatihelmantisFaylam ka tirsan lafdhabarla'da, oo ka kooban gooryaan suunk…

