Qaamuuska Asalka
balaatihelmantis
(baay.)MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
Faylam ka tirsan lafdhabarla'da, oo ka kooban gooryaan suunka, astaamihiisana ay ka mid yihiin jidh ballaadhan oo aan maraaryo lahayn, habdhis dareen-wade oo sahlan, kaas oo unugyadiisu u badanyihiin dhinaca madaxa, dheefmareen sahlan oo af mooye aan futo lahayn. Gooryaan suunku waa labeeb, laakiin isbacrimintiisu waa naadir. Jinsiyo badanoo faylamkan ka tirsan ayaa dulin ah.
Erayo la-mid ah
balaambal1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iy…balaambalidld balaambal¹, balambal¹, balambalid.balaanktoonKan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan …balaaqoHadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh…balaasmaQaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigg…balaasmoodiya(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada ca…balaasmoodiyam(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo …balac1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri!

