Qaamuuska Asalka
balaasma
(c.nafl.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigga. Waxay u badantahay biyo ay walxo badani ku milanyihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin borotiinno, cusbooyin gaar ahaan (soodhiyam, bootaasiyam koloraydhyo iyo bikaarboonaytyo), iyo cuntooyin gulukows (amiino asiidhyo, dux), hormoono, faytamiino iyo walxo qashin ah.
Erayo la-mid ah
balaambal1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iyā¦balaambalidld balaambal¹, balambal¹, balambalid.balaanktoonKan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan ā¦balaaqoHadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan lehā¦balaasmoodiya(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada caā¦balaasmoodiyam(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo ā¦balaatihelmantisFaylam ka tirsan lafdhabarla'da, oo ka kooban gooryaan suunkā¦balac1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri!

