Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

balaasmoodiya

(-ayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada cascas ee dhiigga iyo unugyada beerka ee dadka.

Erayo la-mid ah

balaambal1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iy…balaambalidld balaambal¹, balambal¹, balambalid.balaanktoonKan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan …balaaqoHadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh…balaasmaQaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigg…balaasmoodiyam(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo …balaatihelmantisFaylam ka tirsan lafdhabarla'da, oo ka kooban gooryaan suunk…balac1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri!
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms