Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

balaasmoodiyam

(-yo, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo leh bu'o badan oo ay ku wareegsanyihiin xuub balaasma.

Erayo la-mid ah

balaambal1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iy…balaambalidld balaambal¹, balambal¹, balambalid.balaanktoonKan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan …balaaqoHadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh…balaasmaQaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigg…balaasmoodiya(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada ca…balaatihelmantisFaylam ka tirsan lafdhabarla'da, oo ka kooban gooryaan suunk…balac1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri!
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms