Qaamuuska Asalka
balaaqo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Hadal murti badan huwan oo sida uu u yaal macne ka duwan leh.
Erayo la-mid ah
balaambal1. Cid rafaad iyo dhibaato la kulmid. 2. U b.: qof rafaad iy…balaambalidld balaambal¹, balambal¹, balambalid.balaanktoonKan ugu yar dhiska sabbeeya ee geed iyo xayawaan,inta badan …balaasmaQaybta dareeraha ee dhiigga marka laga reebo unugyada dhiigg…balaasmoodiya(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada ca…balaasmoodiyam(baay.) Borotobalaasam isku cufan oo qaabkiisu isbeddelo oo …balaatihelmantisFaylam ka tirsan lafdhabarla'da, oo ka kooban gooryaan suunk…balac1. Daymo, milicsi. 2. B. ka sii/b. ku sii: bal fiiri!

