Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

asiidh-bu'eed

(-dyo ..., m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban silsilado nukliyootaydho ah, waxa laga helaa noolaha oo dhan. Taas oo qaadda wararka hiddo sidaha.

Erayo la-mid ah

asiixi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “…asiib1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. …asiibidld aseebid.asiidh(kiim.) 1. Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurm…asiidh-cabiridSaafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi…asiidh-dufaneed(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarook…asiidh-laagtika(baay.) Asiidh dhanaan oo dhis naanays molikiyuulkeedu yahay…asiidh-ooman(kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. T…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms