Qaamuuska Asalka
asiidh-ooman
(-dyo ..., m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. Tusaale ahaan, karboon laba ogsaydh waxa uu lafalgalaa biyaha waxaana samaysma kaarboonig asiidh: CO2(g) + H2O(aq) = H2CO3(aq).
Erayo la-mid ah
asiixi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “…asiib1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. …asiibidld aseebid.asiidh(kiim.) 1. Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurm…asiidh-bu'eed(baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban…asiidh-cabiridSaafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi…asiidh-dufaneed(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarook…asiidh-laagtika(baay.) Asiidh dhanaan oo dhis naanays molikiyuulkeedu yahay…

