Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

asiib

(-bay, -btay)
Falg1

Macnaha

1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. 2. Arrin xalkeeda dhabta helid. Tus. “Ardaygii jawaabtii waa asiibay”. ld aseeb.

Erayo la-mid ah

asiixi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “…asiibidld aseebid.asiidh(kiim.) 1. Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurm…asiidh-bu'eed(baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban…asiidh-cabiridSaafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi…asiidh-dufaneed(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarook…asiidh-laagtika(baay.) Asiidh dhanaan oo dhis naanays molikiyuulkeedu yahay…asiidh-ooman(kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. T…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms