Qaamuuska Asalka
asiidh-cabirid
(kiim.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Saafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi ah oo asiidh ah lagu daro milan ribnaantisi dahsoontahay oo ah beys tilmaame ku jiro. Alkalicabiridduna waa roganka asiidhcabiridda. Eeg alkalicabirid.
Erayo la-mid ah
asiixi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “…asiib1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. …asiibidld aseebid.asiidh(kiim.) 1. Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurm…asiidh-bu'eed(baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban…asiidh-dufaneed(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarook…asiidh-laagtika(baay.) Asiidh dhanaan oo dhis naanays molikiyuulkeedu yahay…asiidh-ooman(kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. T…

