Qaamuuska Asalka
asii
Macnaha
xi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “oo”. Tus. “Haddaan lacag siiyo asii diido, maxaan sameynayaa?” 2. Erey lagu xiriiriyo laba weer xor ah; “-na”. Tus. “Lagac baan siiyay asuu diiday”.
Erayo la-mid ah
asiib1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. …asiibidld aseebid.asiidh(kiim.) 1. Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurm…asiidh-bu'eed(baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban…asiidh-cabiridSaafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi…asiidh-dufaneed(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarook…asiidh-laagtika(baay.) Asiidh dhanaan oo dhis naanays molikiyuulkeedu yahay…asiidh-ooman(kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. T…

