Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

asiidh

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(kiim.) 1. Nooc iskudhis ah oo leh haydarojiin kuna kalafurma biyaha oona saara ayoonno togan oo haydarojiin ah. 2. Aragtida lowri-boronistidh ee asiidhada iyo beysyada (1923), waxay qeexiddaa hore u ballaadhisay, in asiidhu tahay borotoo.

Erayo la-mid ah

asiixi. (nax.) 1. Erey lagu xiriiriyo laba weer aan xor ahayn; “…asiib1. Dhibaato weyn cid ku dhicid. “Inkaar baa asiibtay Cali”. …asiibidld aseebid.asiidh-bu'eed(baay.) Silsilad weyn oo dheer oo molikiyuul ah, kana kooban…asiidh-cabiridSaafid-mugeed ama mitimis asiidh-beys halkaas oo milan caadi…asiidh-dufaneed(baay.) Iskudhis orgaanig ah oo ka kooban silsilad haydarook…asiidh-laagtika(baay.) Asiidh dhanaan oo dhis naanays molikiyuulkeedu yahay…asiidh-ooman(kiim.) Iskudhisyada la falgala biyaha soona saara asiidh. T…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms