Qaamuuska Asalka
aragtida-kuwaantam
(-iyada ..., m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray Maks Blank (1858-1947) oo sharaxaysa kaaha walax madow, wuxuuna soo bandhigay afeef ah in tamarta birlabdanabeedku ku baxdo kuna qaadanto qaybo joogto ahayn oo ku dhufsanayaal abyoon ah. Tusaale ahaan, tamartu waxa ay u baxdaa baakidho yar yar oo isdabajoog ah. Rakaad kasta oo birlabdanabeed waxa la xiriira baakidho yaryar oo tamar ah, ma jirto tamar la helo oo ka yar baakidhadan, kuwaas oo loo yaqaano kuwaantaam ama footoon.
Erayo la-mid ah
arag1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka…arag1. Indho muuqaal qabasho. 2. Fiirin. 3. U a.: arrin si gaar …arag-dhowaadka(daaw.) Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku ku dhacayaan meel …arag-quminAwoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ay…aragti1. Sida arrin cid ugu muuqato. 2. Awoodda waxgarashada dadka…aragti-haraa(xis.) Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (xa)gx+f(a) taa…aragti-isir(xis.) Xaaladda ay (x-a) ku noqonayso isirka tibxaalaha f(x)…aragtida-Darwin(baay.) Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyada oo Char…

