Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

arag

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka hor imaanayaa waxa ay yihiin. 2. Muuqaal.

Erayo la-mid ah

arag-dhowaadka(daaw.) Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku ku dhacayaan meel …arag-quminAwoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ay…aragti1. Sida arrin cid ugu muuqato. 2. Awoodda waxgarashada dadka…aragti-haraa(xis.) Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (xa)gx+f(a) taa…aragti-isir(xis.) Xaaladda ay (x-a) ku noqonayso isirka tibxaalaha f(x)…aragtida-Darwin(baay.) Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyada oo Char…aragtida-kuwaantam(fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray Maks Blank (1858-1…aragtida-Leewis(kiim.) eeg asiidha Lewis.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms