Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aragtida-Darwin

(-iyaha ..., m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(baay.) Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyada oo Charles Darwin soo saaray 1859, taas oo ilaa haddadadka qaarkood rumaysanyahay sinjiyadu inay ka soo jeedaan noocyada abnaqyada hoose, marka loo eego dariiqadda xulashada dabeeciga.

Erayo la-mid ah

arag1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka…arag1. Indho muuqaal qabasho. 2. Fiirin. 3. U a.: arrin si gaar …arag-dhowaadka(daaw.) Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku ku dhacayaan meel …arag-quminAwoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ay…aragti1. Sida arrin cid ugu muuqato. 2. Awoodda waxgarashada dadka…aragti-haraa(xis.) Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (xa)gx+f(a) taa…aragti-isir(xis.) Xaaladda ay (x-a) ku noqonayso isirka tibxaalaha f(x)…aragtida-kuwaantam(fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray Maks Blank (1858-1…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms