Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

aragti-haraa

(-iyo ..., m.dh)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(xis.) Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (xa)gx+f(a) taas oo micnaheedu yahay haddii tibxaale f(x) ee doorsoome x,loo qaybiyo (xa), oo a ay tahay madoorsoome; tibixda haraaga waxa ay le'eg tahay qiimaha tibxaalaha marka x = a. Tibxaalaha sare f(1) = 2+3-1-4= 0, sidaa daraadeed (x-1) waa isir.

Erayo la-mid ah

arag1. Hawsha indhuhu jirka u qabtaan ee ugu tebiyaan walxaha ka…arag1. Indho muuqaal qabasho. 2. Fiirin. 3. U a.: arrin si gaar …arag-dhowaadka(daaw.) Xaalad arag oo ay fallaaraha ifku ku dhacayaan meel …arag-quminAwoodda ishu ay ku qumiso dhererka kulmiska bikaacadeeda, ay…aragti1. Sida arrin cid ugu muuqato. 2. Awoodda waxgarashada dadka…aragti-isir(xis.) Xaaladda ay (x-a) ku noqonayso isirka tibxaalaha f(x)…aragtida-Darwin(baay.) Aragtida tadawurka ee ahayd isirka sinjiyada oo Char…aragtida-kuwaantam(fiis.) Aragti ugu horeyntii u soo saaray Maks Blank (1858-1…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms